Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Wacyigalinta Ku Gobolka Gabiley iyo Deeganadiisa.

0

Gabiley(HNN):-Waftigan uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Abdiweli Sheekh Suufi jibriil ayaa maanta safar ugu baxay hawlaha wacyigalinta gobolka gabiley iyo deegaanada hoos yimaada, waftiga wasiirka oo ay ku wehelinayaan xubno isugu jira wasiiro agaasimeyaal iyo xildhibaaano sidoo kale madax kala duwan ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay bulshada gobolka gabiley ugu wacyigalin lahaayeen qaadashada kaadhka codeynta oo maalmaha inagu soo aadan ka bilaabmaysa guud ahaan dalka jsl.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.