Xukuumada Somaliland oo Mar Kale Sheegtay Garaadada Gobolka Sool Ay Diideen Inay Nabad Qaataan Dagaalna ay Ka Doorbideen.

0

Hargeisa(HNN):-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan maxamuud Aadan oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay in xaalada gobolka sool loo taag waayey nimanka garaadada ah ee bulshada markii hore dagaalka galiyey.

Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Arrintaa Ka Hadlay Maanta.