Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ee Solla oo Hambalyo La Wadaagay Bulshada Curashada Sanadkan Cusub 2024.

0

HANBALYO… HANBALYO SANAD WANAAGSAN.

Gudoomiyaha Ururka Qareenada Jamhuuriyada Somaliland ee Solla Gudoomiye Xasan C.laahi Cawaale isagoo ku hadlaya magaciisa magaca guud ee ururka qareenada Waxaa uu Dhambaal hanbalyo ah u dirayaa Guud ahaan umada afka somaliga ku hadasha Shacabka Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaa Bahda Garsoorka iyo Qareenada ee dalka Munaasibada sanadka cusub ee 2024 . Waxan leeyahay ilahay sanadkan sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Basha bash Barwaaqo iyo Nabad Waarta..

Ilahay Waxaan ka baryeynaa inuu ina siiyo khayrkiisa, sharkiisana inaga nabad galiyo.

“Kii Noo Hagaage Noqo Loo Hanweynaa”

 

Allaa Mahad Leh.