Wasiir Buuni Oo Kabaha La Dulmaray Gudoomiye Xirsi iyo Xisbigiisa Waddani.

0

Hargeysa(HNN):-Wasiirka Wasaarada Dastuurka Mr Buuni ayaa Shir Jaraaid uu Maanta Xafiiskiisa Ku Qabtay Si Ba’an ugu weeraray Gudoomiye Xirsi iyo Xisbiga Waddani.