Deg-Deg-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland oo Maanta Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Ninkii Taliyaha Ku Dilay Awdal.

0

Borama(HNN):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee somaliland ayaa maanta dil toogasho ah waxay ku xukuntay askari maalmihii ina soo dhaafay dilay taliyhiisii deegaanka lawyacado.

waxaana maanta maxkamada ciidamada qalabka sida ee somaliland oo u fadhiisatay kiiska ninkan uu qirtay inuu isagu dilay marxuumka sidaana ay maxkamadu ugu xukuntay dilka toogashada ah.