Maxaad kala socotaa Waxqabadka Safiirka Soomaaliland ee Dalka Jabuuti?

0

Astaamaha Hogaamiyaha,Wanaagsan Waxa kamida Kartida,Iyo Kalsoonida,oo Ah labo Sifo Oo wanaagsan.

Waxalagu qiimeeya qofka kartidiisa,kolba inta ay leegtahay Waxa uu qabtay, Iyo sida uu ugutay Waajibaadka Shaqo ee loo igmigay.

Dhanka kale in la muujiyo,oo la qiimeeyo waxaabadka Masuul kasta oo xil haya, waa Arin wanaagsan.Bulsho kasta oo kamida umadaha ku dhaqan dunida waxa ka soo baxa Dad le,Sifooyin Wanaagsan oo durita, gudashada Waajibaadka loo igmaday.iyo ilaalinta iyo horunarinta danaha guud.

Qormadan kooban waxaan ugu talo galay in Aan ku dhiiri galiyo,Mahadna ugu Celiyo Ambasador Clfataax. Waa Safiirka Soomaaliland ee Dalka Jabuuti,oo Muujiyay Karti iyo Waxaabad Aad uweyn.marka laga is taago dhanka waxyaabaha mudan dhiirigalinta ee uu qabtay Xafiiska uu Masuulka kayahayAmbs Clfataax

Gaar Ahaan Dhanka Wanaajinta iyo Xoojinta Xidhiidhka Labada Dal Soomaaliland iyo Jamhuriyadda Jabuuti.
Lama inkiri karo waxyaabaha u hirgalay Ambasadoor clfataax intii uu joogay Xafiiska waxana la odhan karaa waxa uu muujiyClfataax, Dadaal,Adeeg Hufan, Shaqo Wanaag iyo Kalsooni uu ku Hantay Quluubta labada Shacbi ee Walaalaha ah. Dhawaan ayaan idiin Soo gudbin doonaa haddii rabi idmo Muuqaalo Muujinaya Cadyna u ah Waxqabadka Aan soo Xusay.
W/Q/Zubayr Clwahaab