DAAWO:-Marwo Faadumo Siciid Oo Difaacay Sharciyada Komishankii Lagu Heshiiyay Kala Diristooda!

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Marwo faadumo Siciid oo Kamida Haweenka Faro Ku tiriska ah ee inta Badan aad uga falanqooda arrimaha siyaasada Xisbiyada Mucaaridka Somaliland hore uga mid ahayd ayaa Ka haddashay arrimahan iyo Kuwo kale.

Halkan Hoose Ka daawo Muuqaalka Warkan.