Shirkada Dp World Oo Agabka Caafimaadka ee ka Hortaga Xanuunka Covid 19 ku Wareejisay Waxaasarada Caafimaadka Jsl.

0

Hargeisa(HNN):-Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta waxay Kala Wareegeen Qalab Caafimaad oo tiro badan kuwaas oo lagaga hortagayo Xanuunka Corona Virus, agabkan caafimaad ee ay maanta ku wareejisay Shirkada Dp World Xukuumada Somaliland ayaan ahayn kuwii ugu horeeyey iyagoo hore ugu wareejiyey qalab iyo mashiinada xanuunka covid 19 lagu baadho Gobolka Saaxil.

Waxaana Munaasibada maanta qalabkan ay xukuumada ku wareejinayso Shirkada dp World Maanta si rasmiya ugala wareegay Madaxweyne Ku Xigeenka jamhuuriyada Somaliland mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.