Wasiiradii Ugu Miisaanka Cuslaa Dalka Itoobiya Oo Soogaadhay Somaliiland iyo Arrimaha La Filayo Inay u Yimaadeen.

0

Hargeisa(HNN):-Saacadihii ugu danbeeyey Waxaa dalka Somaliland Soo gaadhay Xubno Wasiiro ah oo ka socoda Dawlada Itoobiya, Wasiiradan oo kala ah Wasiirka Gaashaandhiga dalka Itoobiya Lama maregse iyo Wasiirka Maaliyada Dalkaaasi itoobiya Axmed Shide, walow aanu jirin war Rasmiya oo kasoo baxay dhinaca xukuumada jamhuuriyada Somaliland iyo waftigan soo gaadhay dalka, haddana xogaha wararka laga helayo ayaa sheegaya in sababta waftigan ay u yimaadeen la xidhiidho arrimo siyaasadeed oo ku saabsan cilaaqaadka Somaliland iyo dalka Masar oo xidhiidho hoose yeeshay iyo mawqifka dalka itoobiya ee la xidhiidha arrintaasi oo dalka masar ay fiintu dhexmiranayso iskuna haya biyaha Wabiga Niil.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.